Golaha Baarlamaanka Ardayda SIMAD oo uu hoggaaminayo Guddoomiye Khaliif Cabdiraxman Maxamed (Maan-Gedle) ayaa booqasho iyo aqoon kororsi ku tagay Aqalka Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Aqalka sarre, October 8,2024: Waxa saaka Golaha Baarlamaanka Ardayda Jaamacadda SIMAD ku tageen Aqalka sarre ee Jamhuuriyadda Soomaaliya Booqasho iyo…